Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay sharci adag oo lagu xakameynayo ‘waxa uu ku tilmaamay islaamiyiinta gooni u goosadka...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa tagay isbitaalka ciidanka Walter Reed oo ku yaalla magaalada Washington DC, saacado ka dib markii...
Ciidamado isugu jira Boolis iyo Milatari ayaa howlgallo balaaran ka sameeyey deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud, gaar ahaan kuwa Hoostaga...
Munaasabad lagu daah furaayay wabarashada sanad dusiyadeedka 2021 laguna abaalmainayay ardaydii kaalimaha hore ka gashay imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Dood Furan oo ku saabsan Xeerka Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka Oo Lagu...
Cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug, Ciidanka NISA iyo ciidamada Booliska Saldhigga Hobyo ayaa halwgal wadajir ah uga...
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Diomede Ndegeya, ayaa soo gabagabeeyey booqashadiisii isbarasho ee uu ku soo kala bixiyay...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa...
Howlgalka ayaa ka dhacay duleedka degaanka Bariire ee gobolka Shabellada Hoose waxayna Ciidanka Xoogga Dalka ku dileen Madaxii Hoobiyaasha Al-Shabaab...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh...
RADIO MUQDISHO:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka...
RADIO MUQDISHO:-Dalal iyo Ururro Caalami ah oo si Adag uga Soo Horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee Maamulka Somaliland Dalal iyo ururro...
RADIO MUQDISHO:-IGAD oo si Adag uga Soo Horjeesatay Isku Dayga Israa’iil ee Aqoonsiga Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya Qoraal kasoo baxay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho