Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed, (Khadar) ayaa maanta kormeeray Bangiga dhexe ee dalka. Sii hayaha ra’iisul...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay guddoomiyaha gobolka...
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo gaaray magaalda Baydhabo...
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta...
Acmaasha Xajka ee sanadlaha ah ee ay gutaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida ayaa waxa ay billaabanayaan maanta oo Arbaca...
Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah la horkeeno akhrinta kowaad ee...
Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Koofu Galbeed Soomaaliya oo Maanta u qabsoomay kalfadhigii 1-aad kulankiisa 10-aad Akhrinta kuwaad Marsiiyey Wax kabedelka...
Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha oo si rasmi ah xilka ula wareegay Xoghayha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra'isulwasaaraha xukunadda federaalka...
Bannaan bax looga soo horjeedo faragelinta Isra’iil ay ku sameysay dalkeenna ayaa ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir. Bannaan...
Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa toddobaadkan mar kale muujiyay kaalintooda beni’aadannimo, kaddib markii ay biyo-dhaamin degdeg ah u sameeyeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ay qaab fogaan arag...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda qalin-jabinta aqoonyahanada dhammaystay waxbarashada heerarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho