Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo Wasiirka Beeraha iyo Khyeraadka Dabiiciga ah ayaa isku afgartay adkeynta xiriirka dhinacyada kala duwan sida...
Ra’iisul wasaaraha Suudaan Cabdullah Xam-duuk ayaa si rasmi u sheegay in golihiisu uu is beddel ku samayn doono guddoomiyaasha gobolada...
Maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, ayaa biyaha ku fatahay beeraha ku yaala degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu sheegay guddoomiyaha...
Fadhi kamid ah kulamada Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga hadlaan arrimaha dalalka la saaray cunaqabataynta hubka iyo waliba...
Sida ay tibaaxday warbixin ay maanta soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Horumarinta Barnaamijyada (UNDP), Dakhli Asaasi ah oo...
Tartankaan oradka ah wuxuu qeyb yahay, tartamo isdaba joog ah oo jaaliyadda Koofur-galbeed Soomaaliya ee Waqooyiga Ameerika ay u qabanayaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa War-murtiyeedka ka soo baxay shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay magacaabi doonaan guddi Xildhibaanno ah oo ka shaqeyn doono...
RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda...
RADIO MUQDISHO(SHABEELLADA HOOSE):-Ciidamada Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada lagu baacsanayo maleeshiyada Khawaarijta ayaa dilay horjooge lagu magacaabo Timaweyne, ka...
Bannaan bax looga soo horjeedo faragelinta Isra’iil ay ku sameysay dalkeenna ayaa ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir. Bannaan...
Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa toddobaadkan mar kale muujiyay kaalintooda beni’aadannimo, kaddib markii ay biyo-dhaamin degdeg ah u sameeyeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho