Tababarkan oo.socon doona muddo labo maalin ah ayaa maanta ka.furmay magaalada Baydhabo, waxana loo qabtey Beeraleyda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Siminaarka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen dufcadda 20-aad ee...
Agaasimaha warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji...
Waxaa furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulanka...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War ka soo...
Mas'uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa aqbalay in 4ta bisha July ee soo socota ay qabsoonto Doorashada Xildhibaanada, iyo Hugaanka sare ee...
Xubnaha xildhibaanada golaha Shacabka baarlamaanka dalka ayaa maanta yeelanaya mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa waxaana la filaya in...
Sareeye gaas Zakiya Axmed Xuseen taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya oo qoraal kooban soo dhigtay barteeda Tuweterka ayaa kaga...
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si...
Beijing, June 23 , 2019 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho