Ciidamada Xoogga dalka ayaa saakay waxaa ay howlgalo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-Shabaaab ka wadaan deegaano ka tirsan Gobalka Shabellada...
Telefishanka Masar ayaa ku warramay in madaxweyne Mursi uu geeriyooday ka dib markii uu xanuun deg deg ahi ku soo...
Maanta waa Maalin Taarikhi u ah xiriirka Mareekanka iyo Soomaaliya saacado ka hor waxaan si rasmi ah u furay xafiiska...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia ayaa magacaabay Guddi ka kooban 13 mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaasi...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay shir looga hadlayo meel marinta Istaraatiijiyadda horumarinta xannaanada...
Siminaar ku saabsan kahor taga fikirka xagjirka iyo isdhaxalka bulshada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo loo qabtay...
Aqoon iswaydaarsigan oo ay soo abaabuleen Midowga Afrika iyo Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa waxaa kasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga qayb...
Kulanka guuud ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho