Waxaan akhristayaasheenna sharafta leh ku wargelineynaa in Website yada Warbaahinta Qaranka ee kala ah Radio Muqdisho iyo SONNA laga qaban...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha. Halkaan hoose...
Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Malaysia Danjire Abuukar Cabdi Cismaan "Mardaadi" oo u wehliyo Xoghayaha saddexaad Mudane Aweys Abshir Diiriye...
Ciidammada Amniga ayaa gacanta ku dhigay eedaysane lagu tuhmayo in uu ka tirsan yahay argagixisada Al-Shabaab oo walxaha qarxa ku...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War...
Kormeerkan oo uu Guddoomiyaha Degmada Bulla-Burde ee Gobolka Hiiraan Cabdi-casiis Daahir Durow ku tagay Dhismayaasha Mashaariicda Horumarineed ee ka socda...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa shalay qaabilay xafiiskiisa Wakiilka cusub ee Hey’adda Qaramada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka socoto Muqdisho, kaasi oo ay ka...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo shir saxaafadeed qabtay maanta ayaa sheegay in hogaanka dambi baarista ay...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho