Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ay diyaar u tahay sidii ay Ciidamada...
Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay hoygiiga ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse. ...
Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-heshiisinta ee Xukuumadda dalka Eng Cabdi Maxamed Sabriye ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 26.03.2019 Warka waxaa...
Lataliyaha Koowaad ahna Kusimaha Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cismaan Axmed Maxamed ayaa ku sagootiyey Garoonka Caalamigga...
Kaddib markii dhawaan Wasaaradda arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in doorashada Madaxtinimda Galmudug la qabanayo waqtigii loogu talagalay...
Kusimaha wasiirka Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya ahna wasiir kuxigeen,wasiiru dowlaha Wasaradda Waxabarashada ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta si wada jir...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Barwaaqo ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho