Hawl-wadeennada xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda oo uu hoggaaminayo wasiir dawlaha xafiiska ayaa maanta ka qayb qaatay barnaaminka is-xilqaan ee lagu...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee...
Munaasabadan oo lagu maamuusayay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-November ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay...
Maanta oo kale waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ku asteesantahay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay...
Kooxo hubeysan ayaa qafaashay qof talyaani ah oo ka mid ah shaqaalaha mutawaca ah ee ka howlgala NGO-yada,isla markaana dhaawacay...
Hay’adda Save The Children ayaa sheegtay in ku dhowaad 85 Kun oo ah caruurta reer Yemen oo da’dooda ay ka yar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kula kulmay Ra'iisul wasaaraha dalka Talyaaniga Giuseppe...
Ciidamada Qaranka oo taageero ka helay Ciidamada Maraykanka ayaa weerar qorshaysan Ka fuliyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Mudug, sida...
Ciidanka Ammaanka ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen xubno ka tirsan Argagixisada Daacish. ...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho