Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay Banbax Sanadeedka (Annual Retreat) koowaad ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka kaasoo ay ka qeybgalayaan dhamaan Agaasimayaasha,...
Gudoomiye Ku xigeenka ammaanka & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa maanta kormeeray Xarumaha Saddex Degmo oo ka...
Muqdisho- Xukun Xasan Abshir ayaa ka so baxay si dhuumaaleysi ah aagga dhanaane ee gobalka shabeelaha Hoose. Ujeedada qarsoon ee...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidmada Amniga oo taageero ka helaya...
Iyadoo 5 bishan loo balansanyahay in doorasho ay ka dhacdo magaalada Baydhabo ayaa waxaa sii kordhayay ololaha loogu jiro tartanka...
War ay soo saartay Waaxda dambi-baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa lagu sheegay in ay aaminsanyihiin in Samuel Little, oo 78...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo sugan Dalka Turkiga ayaa halkaas kulan kula qaatay Guddoomiye ku-xigeenka...
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in ciidamada la geeyay...
Munaasabaddan oo si wada jir ah u soo agaasimeen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan iyo waliba Golaha Ururka...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho