Kulan looga hadlyay ka faa’iideysiga kheyraadka dalka sida shidaalka iyo macdanta, ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho, waxaana goob joog...
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko”...
Dalkeena Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee hay’adaha isgaarsiinta oo ka dhacaya magaalada Geneva...
Xafladan lagu daahfurayey hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga ah ee maxkamada sare , tan racfaanka iyo mida gobolka banaadir Ayaa waxaa kasoo...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa kula kulmay Magaalada Ankara Madaxweynihii...
Wareegto ka soo baxdey xafiiska Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw (Ducaale) ayaa xilkii afyaheennimo looga qaaday Cabdi-casiis Cali Ibraahim...
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa ka furmay Shirka Wadatashiga Dib eegista Sharciga Socdaalka Dalka. Shirkan oo socon doona...
Waxaa Magaaladda Baydhabo ka dhacday Munaasabad lagu soo dhaweynayey Wafdiga uu hogaaminayo kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa Munaasabada...
Maamulka gobolka Benaadir oo mudooyinkii dambe xooga saareyay sidii bulshada caasimadda kunool ay u heli lahaayeen adeegyada ay dowlada hoose...
Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha wadanka Turkiga ayaa Wasiirka maaliyadda dowladdiisa u magacaabay wiilka uu soddoga u yahay,taasi oo qeyb ka...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...
Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...
Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho