Ciidanka Xooga Dalka ayaa Howlagalo lagula dagaalamayo Kooxda Al Shabaab ka sameeyay Deegaano hoostaga Gobalka shabeelaha Dhexe oo ay horay...
14 Qof ayaa ku geeriyootay, tiro kalena waa lagu la’yahay daadad ka dhashay Roobab lixaad leh oo ka da’ay qaybo...
Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa baahisay in Agaasimaha CIA Mike Pompeo uu si qarsoodi ah uu u booqday Kuuriyada Waqooyi horraantii...
Ururada Bulshada rayidka ah ee Dowlad Gobboleedka Hir-Shabelle Soomaaliya ayaa kulan aragti is-waydaarsi ah oo lagu lafa gurayey hannaanka dib-u-...
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahadceliyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanood, Taliyaha...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed oo ay wehliyeen qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska, ayaa kormeeray...
Kooxda Kubada Cagta Horseed ayaa ku guuldareysatay in ay ka adkaato dhigooda jenyo oo galabta ay la ciyareen kulan ka...
Xulka Qaranka kubada Cagta Soomaaliya oo da,doodu ay ka hooseyso 17 ee ka qayb qaadanaya koobka Cecafa ayaa kulankii galabta...
Tababarkaan ayaa loo qabtay, qeybaha bulshada ee magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool,oo ay ku jiraan Golaha deegaanka degmadaasi, iyadoo...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho