Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mowlud Jawish Oglo,ayaa sheegay in Soomaaliya lagu hayo cadaadis xooggan oo ka dhashay mowqifkii ay ka...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daahfuray imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo...
Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha ee magaalada Muqdisho. Xubnaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Ajendaha...
Boliiska Dalka Kenya ayaa baadi goob xooggan ugu jira Nin ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo looga shakiyay inuu damacsan yahay...
Ugu yaraan Laba Qof ayaa u geeriyootay ku dhowaad Konton kalana way la Il-daran yihiin, markii uu Cudurka Shuban Biyoodka...
Guud ahaan dalka Ciraaq ayaa waxaa maanta Shacabka kunool ay u dareerayaan codbixin doorashada baarlamaanaiga ah, markii ugu horeysay tan...
Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka Saxaafada ee is cafinta Bulshada ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay mgaalada Muqdisho. Ku-simaha Wasiirka...
Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaanshaanle Sare Maxamed Aadan Koofi oo socdaal ku maraya dalalka Finland, Norway...
Dad kor u dhaafaya 695,000 Qof ayaa ku wax yeelloowday daadad ka dhashay Roobab lixaad leh oo sababay fatahaado ka...
RADIO MUQDISHO:- Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si cad u cadeynayaa in uusan jirin wax...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho