Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana kulanka looga...
In ka badan 45 arday oo wax ka barta Kuliyadaha Injineeriyada iyo caafimaadka ee Jaamacadda SIU oo deeq wax barasho ...
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu shir Gudoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim ‘’Muudey’’ ayaa...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta la hadlay wadayaasha bajaajta ee magaalada Muqdisho oo...
Xarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay doorashada gudiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka iyadoo...
Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa maanta tababbar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaah Wasaaradda iyo xubno kale oo...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya AVV. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Muqdisho ka furay shir afar maalin...
Afhayeenka golaha shacabka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta u amba-baxay dalka Koofur Afrika, isagoo ka...
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada puntland waxaana soo...
Xubno ka tirsan golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo gudbiyay mooshin dhigaya in aan dalka loo soo waaridi karin...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho