Shan iyo tobanka xubnood ee Golaha Amaanka ee Jimciyadada Qurumaha ka dhexeysa ayaa si kulul u cambaareeyeey weerarkii Maleeshiyada argagixisada...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Masar C.qani max’ed wacays ayaa Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegey in lagu guuleystay dadaalo...
Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cusmaan oo ay wehlinayaan Lataliyaha Wasiirka Tacliinta Sare,...
Mudane Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa loo magacaabey Hanti Dhowraha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 3di Agoosto, 2017. Mudane Maxamed...
Kulanka guddiga joogtada ah ee labada aqal Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa furay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo jeediyey...
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada....
Muqdisho, 03 August 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii Todobaad laha ahaa oo ay Maanta yeesheen waxay ku Ansixiyeen Hanti dhowraha guud...
Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada xasilinta amniga dalka gaar ahaan caasimadda, iyagoo bogaadiyay sida ay u socdaan howlgallada. Qaar...
Wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta ciidanka qalabka sida Dalka waa mid horseedaysa in ay dhabar jabiyaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed,...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho