Ururrada bulshada rayidka ah ayaa si diirran usoo dhaweeyay go’aannadii ka soo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee dhawaan lagu soo...
Wararka ka imaanaya xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegaya in toddobo qof ay dhimatay, 541 kalena la dhigay xarumaha caafimaadka...
Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo arrimo badan oo ay u sabab tahay diinta ay wadaagaan. Muslimiintu waxa...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada New York ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha...
Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed SNTV ayaa markii ugu horeeysay galabta si toos u soo tebin doona ciyaarta Finalka ee Koobka Jen....
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Qaar ka mid ah sawirrada Wafdiga Golaha Wasiirada iyo Xildhibannada ee ku...
Siyaasiga Cilmi Faarax Wabbi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Dowladda Soomaaliya iyo waxgaradka reer Hiiraan ku amaannay doorkii ay...
Muqdisho, 16 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xirey...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Sareeyo Guuto Muqtaar Xuseen Afrax ayaa maanta tababbar u soo xiray saraakiil ciidan oo tababbar uga...
Shirka looga tashanayo qaabka ay noqon doonto Doorashada la filayo inay Soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016 ayaa la soo gabo...
RADIO MUQDISHO:- Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si cad u cadeynayaa in uusan jirin wax...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho