Munaasabadaaan lagu weynaynayay dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) oo ay soo qaban qaabiyeen Jameecada reer Sheekh Daa’uud Culosow qeybta masjidul Towfiiq...
Mogadishu, 09 January 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Arday ay tiradoodo kor u dhaafayso ilaa 3,000 kun oo arday, oo wax kabarta Jaamacada Somali International Universit (SIU)y ayaa...
Mas’uuliyiin ka socota Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada jowhar, si ay qiimeyn ugu sameeyaan ammaanka Magaalada kahor, Shirka Maamul u...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka oo ku sugan Magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan ayaa kulan is xog wareysi...
Gudoomiyaha Barlamanka Federaalka Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Dowladda ay door weyn ka qaadaneyso dib u...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay xuska sanadkii labaad ee uu xilka hayo Madaxweynaha...
Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo uu kamid yahay guddoomiye ku...
Iyadoo dalkeena hooyo, uu ku jiro soo kabasho ayaa waxaa sii kordhaya fursadaha maalgashi ee ka jira dalka iyo maalqabeenada...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa tababar Macalinimo ugu soo gebagabeeyay magaalada Muqdisho, Waxaana xaflada xeritaanka ka soo qeyb galay mas’uuliiyin ka socotay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho