Majmaca Culumada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa kulan ugu qabtay Jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Johannesburg, kaas oo lagu wacygalinayay Jaaliyadda gaar...
Wafdi heerar kala duwan leh oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaanno, siyaasiyiin, ergooyin ayaa ku qul qulaya magaalada Jowhar, iyadoo ay...
Shirka Qaran ee Horumarinta Istiraatiijiyadda Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya ayaa maanta si rasi ah uga furmay magaallada Muqdisho. Shirkaan waxaa furay...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo mudooyinkan dambe ku sugnaa gobolka Bakool, ayaa kormeer ay ugu kuurgalayeen xaaladda dadka ku...
Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir ayaa la kulmay safiirka dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya...
Shirka horumarinta istiraatiijiyadda warbaahinta Soomaaliya, ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Maanta oo ah 11 bisha Janaayo, waxaa ay ku asteysan tahay maalintii uu dhacay dagaalkii loogu magac daray “Hanoolaato” kaas...
Magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu wadaa in uu ka furmao shirka madashada wadatashiga Qaran oo lagu...
Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka warbixiyay halka uu marayo diyaar garowga shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha...
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho