Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ayaa Sheegay in ay wanaagsan tahay in loo midoobo faafinta...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa uga digay inay ka feejignaadaan Dadka Soomaaliyeed Shaqsiyaadka Been Abuurka lacagaha uga qaadanaya. Wasiirka...
Shacabka ku nool dalka Gini ayaa isku diyaarinaya dabaaldagyo la xiriira Cudurka Ebola oo ka Dhammaaday dalkaas. Qeybaha kala duwan...
Ninkii waardiyeeyn jiray Osama Bin Laden laguna magacaabi jiray Nasser al- Bahri oo u dhashay Yemen ayaa u dhintay xanuun...
Dibadbaxyo rabshado wata ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka billowdeen magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya, kaddib markii ciidanka...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo sartay War-saxafadeed ay uga hadleeyso habka wadaagga wax soo saar ee ...
IStanbul:-Madaxwynaha dalka Turkiga Rajeb Dayid Erdogan ayaa uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaaan dagaalka lagula jiro argagixisada....
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka saxaafadda Qaranka, kadib kulan ay isugu yimaadeen xarunta golaha...
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Muuddeey ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho