Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska oo loo dabaaldago Bilowga Sanadwalba,...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan ayna ka qayb galeen Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada ayaa lagu qabtay Magaalada...
Munaasabaddaan oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa'udiinka Kunool Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud laguna xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxamed Nabad galyo...
Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo, waxayna ka digtay waxa kasta oo macnahaas ka hor jeeda. Qur’aanka ayaa meelo...
Kulankan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska ayaa ahaa mid mahadcelin ah oo loo jeedinayay qaar...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka kalluumeesiga iyo kheyraadka badda ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Wasiirka...
Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay xilliga la furayo Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso oo hadda Dhismihiisu uu meel Gabagabo ah marayo....
Aqoonyahan Cabdullaahi Maxamed Cabdi oo ka qayb galayay Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Subax waliba ka baxa Radio Muqdisgho marka laga...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal kula wareegay Tuulooyin Hoostaga degmada Awdhiigle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa lagu dilay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa shacabka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxa uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho