Dowladda Hungary ayaa muddo bil ah kaddib markii ay xanibtay Muhaajiriinta kaga soo gudbaya xuduudda waddanka Serbia uu la wadaago...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ay dalkooda dib ugu laabanayaan shaqaalaha diyaaraddii ku soo...
Macallimad u dhalatay dalka kenya oo lagu magacaabo Judy Mutua ayaa lagu soo warramayaa in laga soo bad-baadiyay kooxda Shabaab kaddib markii...
New Delhi, October 16, 2015 - Illaa iyo 20 diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday Masjidka iyo mowlaca Sheekh Muxiyadiin Celi. R/wasaaraha...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo shalay soo gaaray magaalada Cadaado ayaa kormeeray xarumaha ciidamada...
Munaasabad deeq buugaag waxbarasha ah oo ka timid dalka dibadiisa looguna talo galay in ay wax ku bartaan carruurta agoonta...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada safaaraddii Soomaaliya ay ku lahayd waddanka Ciraaq oo dib loo furay, kaddib...
Ku xigeenka taliyaha ciidamada booliska AMISOM Ms. Christine Alalo oo shalay gilinkii dambe gaartay magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaaday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud xili Shalay uu ka hadlayay munaasabad maalinimadii shalay lagu qabtay magaalada Beydhabo ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho