Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ka hadlayay munaasabadda furitaanka kalafadhiga 11-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha,...
Masuuliyiin Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdiwahaab Sheekh Abuukar ayaa magacaabay Guddoonka Dhallinyarada Degmada Bandiiradlay. 1-Ca๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐จx๐๐ฆ๐๐...
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Soomaaliya, mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta ugu deeqay maxaabiista ku kala xiran xarunta dambi baarista...
Ugu yaraan 19 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka NISA ay ka fuliyeen goob...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 8-da November 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jarmalka uga qeybgalay...
DFS oo mar kale Soomaali ku xanibnaa dibedda ku soo celisay waddanka iyadoo kaashaneysa Midowga Yurub Muqdisho 8 November 2024:...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho