Wasaaradda Owqaafta iyo Diinta ayaa tababar u qabatay qaar kamid ah culimaa’udiinta kaas oo ku saabsan waxa ay shareecada Islaamku...
Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo waraysi siiyay Idacadda Qaranka ayaa ka hadlay Tariikhda Qiimaha...
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee dhinaca Bay’ada ayaa maanta Tababar Horudhac ah u furay 30 qof oo loo diri...
Tartankaan oo qayb ka ahaa Barnaaamijka soo Noolayanta dhaqanka, Hidaha,farshaxanka iyo heesaha Hirgalay ayaa waxaa ku tartamay Afar Dhallinyaro oo...
Xafiiska QM Midoobay ee Soomaaliya ayaa Aad u soo dhaweeyay heshiiskii Shalay lagu saxiixay Magaalada Muqdisho taa soo lagu heshiiyay dhismaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay iska kaashadaan dib u dhiska dalka isla markaana waqtigaan laga...
Magaalada Kampala ee dalka Yugaandha waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shir ay isugu imaanayaan Madaxda dalalka Yugaandha,...
Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa si qoto dheer ah uga hadlay dib u habaynta lagu sameeyay...
09 August 2015 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliya, Mudane Cabdikarin Xuseen Guled, ayaa soo dhoweeyey saxiixi ishalay ay mas’uuliyiinta iyo siyaasiyiinta...
Muqdisho, Agoosto 8, 2015- Munaasabad ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya oo lagu saxiixay heshiiska maamul dhisidda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho