Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta oo...
Dowladda Soomaaliya hadda ayay gudbisay dacwadda badda ee ka dhanka ah Kenya. Waxaa gacanta laga saaray, Diiwaan hayaha Maxkamadda Caalamiga...
Hey’adda bisha Cas ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo raashiin noocyo badan leh waxaa...
Wasaarada caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gudiyadda heerka qaran ee kala ah gudiga dabagalka iyo wax qabashadda waxyaabaha keena dhimashadda...
Maxamuud Yaxye Maxamuud waa inan yar oo halsano iyo bar jir ah waxaa uu ku xanuunsanayaa mid ka mid ah...
Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Dayid Dubada Rooble ayaa maanta deeq uu soo dhiibay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle...
Addis Ababa, 13 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha...
Dacwad oogaha Guud ee Qaranka iyo Qubaro la socota oo ku sugan dalka Holland ayaa lagu wadaa saaka oo Isniin...
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Raage Ceelle ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa ka hortagay weerar ay...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho