Nairobi, 11ka Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta Nairobi kula kulmay...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda uga...
Ka dib howlo baaritaano ah oo ay wadeen Gudigii loo xilsaaray in ay baaris ku sameyaan cida ka dambeysay Qaraxii...
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno isugu jira dil,Xabsi-daa’in ku ridey Lix eedeysane oo...
Kulankaani Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumada Federalka Soomaaliya oo ay wehilyan Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud Wasasaradda...
In ka badan labaatan arday ayaa ka qalin jabisay jaamacadda Inzaniah oo ku taalla gobolka Kedah ee waqooyi galbeed dalka Malaysia. Ardaydan...
Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeeyay goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Ilo wareedyo ayaa...
Sii-hayaha xilka guddoomiyaha degmada Buulo Burte Liibaan Cabdi ayaa sheegay in xaaladda nololeed ee dadka ku nool degmada ay sii...
Addis Ababa, Isniin, 9 March 2015 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah maanta...
Askartaan oo gaareeysay ilaa 38 askari oo ka kala socday dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug isla markaana qeyb ka ah...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...
Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho