Senator Keith Ellison oo laga soo doorto degmada shanaad ee gobolka Minnesota oo Soomaalidu ay ku badan tahay, oo ka...
Dabeylahani ayaa ah kuwa sanadkiiba mar ku dhufta xeebaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug, iyadoo ay hakad galiyeen howlihii kaluumaysi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dalkaasi...
Falkani naxdinta leh ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Mitchell Plain ee Magaalada Cape town kadib markii nin Soomaali ah...
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Dubai Musikiiste Maxamed Weli Xasan oo ka mid ahaa hobalada Fanaaniinta...
Kulankan qadada ah ee maanta uu la yeeshay ra'isul wasaaraha dalka mudane cumar cabdi rashiid xubnihi hore e golaha wasiirada...
Muqdisho, February 11, 2015..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada...
Waa horraanta sannadka 2015-ka, Soomaaliya oo dhan ayaa waxa ay hiigsaneysaa horumar dhinacyo badan leh, kaas oo hannaankiisu masuul ka...
Muqdisho, 11 Febraayo 2015: Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ayaa waxa ay soo bandhigtay Barnaamij ay uga warrameyso waxqabadkeedii sanadkii 2014....
Mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta waxa ay soo gaba gabeeyeen kalfadhiga Shanaad Ee Baarlamaanka iyagoo galaya Fasax labo bilood...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qayb galay munaasabadda soo dhoweynta markabka casriga ah ee...
RADIO MUQDISHO(Belarus):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, isla markaana ah safiirka aan joogtada ahayn ee Soomaaliya u qaabilsan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho