Ciidammada Ammaanka dowladda Federaalka iyo Waaxda Canshuuraha ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, ayaa gacanta ku dhigay diyaarad sidday waxyaabaha Maanka-dooriya oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed ku ammaaney sida ay uga soo dhalaaleen hawsha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes....
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Turkey...
Dagaal khasaare geystay ayaa maanta waxaa uu mar kale ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, dagaalka...
Ururka suxufiyiinta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa tababar u furay wariyaal gaaraya 30 saxafi kuwaasi oo ka howlgala deegaanada...
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Dhuusa...
Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi Wasiiro maamulkiisa ah oo muddooyinkan dambe safar shaqo...
Wadada isku xerta isgoysyada Howlwadaag iyo Baar Ubax ee lasarayo laami casri ah ayaa waxaa iska kaa shanaya maamulka gobalka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho