Waa horraanta sannadka 2015-ka, Soomaaliya oo dhan ayaa waxa ay hiigsaneysaa horumar dhinacyo badan leh, kaas oo hannaankiisu masuul ka...
Muqdisho, Arbaco 11 February: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey dadaalka dib-u-heshiisiinta ee...
Guddigii loo xilsaaray xalinta dagaal beeleedyadii ka dhacay Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlahooda ku...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay...
WAR SAXAAFADEED ANSIXINTA BAARLAMANKA EE GOLAHA WASIIRRADA Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa taageeray Golaha Wasiirrada...
Munaasabadda casho sharafta ah ee uu Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo gabagabeeyey safarkii uu ku tagay degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud,...
Wasiirradan baaqa nabadeed jeedinayey ayaa kala ahaa wasiirka Amniga Gudaha Mudane C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Macdanta iyo Badtoorka, Mudane Maxamed...
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha Wasiirada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho