Isbitaalka DEVA oo ah isbitaal ay maamulaan dhaqaatiir ka tirsan Walaalaha Turkiga ayaa waxa ay keeneen qalab casri ah oo...
Mogadishu, 07 February 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Rag hubeysan ayaa saaka aroortii toogtay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya, labo ka mid ah ilaaladiisa iyo wadihii gaariga. Xildhibaanka...
Maamulka gobolka Hiiraan, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ku soo laa-laabtay deegaanno ka tirsan gobolkaasi, iyadoo dhanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la balaariyo wadatashiyada Madaxda dowladda dhexe...
Kulan uu soo qaban qaabiyay ururka Suxufiinta qurba-joogta ee dalka Kenya (SEJASS)kaasi oo loogu baroor diiqayay loogu duceynayay allaha u...
Taliyaha Hay,addda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya oo ay wehliyaan safiirka soomaaliya ee Kenya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan...
Muqdihso, Feb, 06, 2015...Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa maanta ka qayb galay qado sharaf uu ku marti qaaday...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu ka Codsaday Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia in ay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho