Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool oo xafiiskiisa kula shiray qeybaha bulshada, saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo maamulka degmada ayaa...
Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa codsaday in bulshada laga caawiyo sidii looga haqabtiri lahaa adeegyada aas aasiga u...
Mudaneyaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka kaga hadli doono cod u...
Muqdisho 4 Febraayo, 2015 Innaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii...
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubba ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la...
Qalab Caafmaad iyo Dawooyin loogu talagalay in lagu caawiyo habeenka Uurka leh oo ay ku deeqeen ardeyda Jaamacadda Banaadir, ayaa...
Dugsiga sare ee Gambool waxaa ka socda tababar la xiriira kubadda Koleyga,waxaana ka qayb-galaya macallimiinta dugsiyada hoose iyo sare ee...
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Allaha u naxariistee waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Xasan Ciise Cali(Xasan Kuuriya) oo mudooyinkii...
Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISSOM ayaa maanta weerar ku qaaday deegaanka Yoontooy iyo tuulooyin...
Qurba joogta ka soo jeeda Gobalka Hiiran ee ku nool Wadanka Australia ayaa dib u dhis ka bilaabay wadooyinka magaaladda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho