Allaha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib xanuun mudooyinkan hayay....
Ciidamada amniga ee dowlada ayaa si weyn u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xoojinta Nabadgelyada...
24 January, 2015, Riyadh:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaan tacsi ah ugu tegey qasriga boqortooyada...
Madaxweynaha dalka Turkgia Recep Tayyip Erdoğan ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socda uu soo gaaro garoonka Aadan Cadde...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabta...
Maamulka dugsiga agoonta ee Sheekh Sharfoow ayaa ka warbixiyay xaaladda dugsiga iyo waxbarashada lacag la’aanta ah oo ay ka helaan...
Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kulan ay ku wada qaateen magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimadda goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan...
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn u soo dhoweeyey una diyaar garoobay booqashada maalina Axadda ah uu caasimadda...
Madaxweynaha Waddanka Turkiga oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Jabuuti ayaa maashaariic cusub ka furay dalkaasi. mudane Recep...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho