Ciidamada dowladda ayaa howlgallo ammaanka lagu sugayo oo dad badan lagu soo qabtay ka wada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka...
Wafdi uu hoggaaminayo Siihayaha Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb ee...
Maamulka iyo shacabka gobolka Bakool ayaa soo dhaweeyay ciidamada dhawaan tababarka loogu soo xiray degmada Tayeegloow ee gobolkaasi, ayagoo tilmaamy...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Wasaaradda caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir socan doona muddo labo cisho ah oo looga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjirayaasha dowladaha iyo ururada caalamka u jooga Soomaaliya....
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya iyo Ergeyga Xoghayaha...
Kulankan oo looga arinsanayay khilaafaadka ka dhex jira Beelo wada degan deegaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho