Ciidamada booliska ayaa su’aalo weydiinayo sedax qof oo ka badbaaday xusuuqii ay xalay maleeyshiyaadka Al-shabaab 36-qof oo shacab ah ugu...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta si kulul u cambaareeyay wareerarkii ugu dambeeyay ee la...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa loogu qeybiyey Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Xukumadda...
Degmada Ceel Buur ee gobolka Galguduud, waxaa ka muuqda horumar dhinaca nolosha ah, dadkii ka barakacay ayaa bilaabay inay dib...
Ciidamada ammaanka ee dalka Masar ayaa xabsiga dhigay muhaajiriin isugu jira Afrikaan iyo Carab tahiibayaal ah oo ay ku jiraan...
Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa shacabka Muqdisho deggan ugu baaqay inay hay’adaha...
Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayagoo ka hadli doono mooshinka ka dhanka ah xukuumadda ee ay...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho