Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa gaaray Dagmada Baxdo ee Gobalka Galgaduud Wafdiga uu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismail – Fartaag, ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Amniga Dowlad-goboleedyada dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga...
Waiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shirka wajiga labaad ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xariga ka jaray xarunta Howlgalka Deg-dega ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa maanta u...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac,ayaa faafaafihin ka bixiyay heshiiska iskaashiga difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga oo...
Wasaaradda Deegaanka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay warbixin ku aaddan saadaasha hawada iyo digniinno ku saabsan Isbeddelka Cimilada, iyadoo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...
Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...
Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho