Wasiiru-dwlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa Maanta Booqday Xarunta Dhexe ee...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan...
Agaasimaha Waaxda tababarrada iyo xirfadaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya Ramlo Cismaan Shariif ayaa tababar la xiriira farsamada gacanta iyo...
Mas'uuliyiinta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn u maamuusay maalinta dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Sii hayaha safiirka safaaradda Ingiriiska ee...
Madaxwaynaha Puntland oo Garoowe dib ugu soo laabtay kadib Safarro uu ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, ayaa Maanta Safaaradda Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ee Muqdisho...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno katirsan gobolka Hiiraan halkaa oo ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho