Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta gaaray magaalada New...
Degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta ayaa dowladdu ka hirgalisay Layrarka Cadceedda ku shaqeeya....
Horjooge Xuseen Daahir Maalin (Dhagey) oo Khawaariijta Al-Shabaab uga biiray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, isla markaana hoggaaminayay dhowr weerar...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud...
Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed, ayaa faahfaahin looga bixiyey qarax galabta ka dhacay degmada Hodan, kaas oo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashe Yusuf Ahmed, ayaa maanta ka qeyb-galay meertada shirka saddexaad ee Garsoorka...
Ciidanka xoogga dalka, ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey dhulka howdka ah ee dhaca bariga...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo booqday Xarunta Safaaradda Imaaraad-ka ee Muqdisho Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin,...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday xubi ka tisanaa khawaarijta oo hub ku waday mooto Bajaaj. Maxamed Farxan...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho