Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maantay qabatay munaasabadda Xuska Maalinta Wacyigelinta Ootiisamka Adduunka, Maalinkaan ayaa la xusaa sanad walba...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha Dowladda...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka...
Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari, ayaa howlgal ay sameyeen kadib gacanta kusoo dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo kaa shanaysa hay’adda Cuman Charity, ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 950 qoys oo...
Sanado badan war iyo wacaal midna uma haynin waxa ka socda dunida, Bulshada Aadan-Yabaal iyo deegaannada kale ee kooxda Khawaarijta...
Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug Ujeedka khawaarijta...
Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib gacanta kusoo dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho