Dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxaa maanta oo Arbaca ah ka taagan xiisad, kadib markii ciidamada Israa’iil ay weerar ku qaadeen dad...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikariim Huseen Guuleed, ayaa xalay kulan wadatashi...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cali...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa caawa...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaardda Amniga Gudaha, Maxamed Cali Xagaa, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareyo Guuto. Sulub Axmed Firin, Agaasimaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka...
Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan inuu ka tirsan yahay khawaarijta Al-Shabaab. Taliska Booliska ayaa sheegay in...
Guddiga Difaaca iyo Guddiga Amniga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta la kulmay dhigooda midowga Baarlamaanka Yurub...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho