Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Khubad ka jeediyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Xuruuse) ayaa ee dalka Mauritania kaga qayb galay shirka 49-aad...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirrada dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, ayaa...
Maamulka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa deeq raashin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo gaaraya kun iyo laba...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoominaya maalintii labaad shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu lafa gurayaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa gaaray Magaalada Doxa ee dalka Qatar...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Sulub Axmed...
Kulankaan baarlamaanka Afrika oo ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed uga qeybgaleen xaruntiisa magaalada Johannesburg ayaa waxaa looga arrinsaday halkudhiga sanadkaan ee...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Sulub Axmed FirinΒ ayaa la kulmay Safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya dalkeena, kulanka ayaana...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle yo wafdigiisa ayaa la kulmay Safiirka boqortooyada Sacuudi Carabiya Axmed bin...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...
Guddoomiyaha Hayβadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka π π© πππ§π¨π, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
Β© 2022 Radio Muqdisho
Β© 2022 Radio Muqdisho