Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda UNFPA ayaa Soomaaliya ka hirgelisay Xarumaha Caafimadka ee Guurguura, taas...
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley khuburo xaga La-dagaallanka Argagixisada oo ka socotay Safaaradda...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Guddoomiye ku-xigeenka Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...
Wafdigaan oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha Jaamacadda Somaville Dr Abdinur Sheikh Ahmed isla markaana uu qeyb ka ahaa Maamulaha guud ee...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin....
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaran oo ay wheliyaan Gudoomiye ku-xigeenka hay’adda iyo Madaxd kale oo ka tirsan hay’adda, ayaa kulan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta booqday Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ee Qaranka. Somali Disaster Management...
Allaha u naxariistee Xildhibaan Shukri Saalax Cabdullahi oo ka tirsanaa baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saakay ku geeriyooday magaalada Kismaayo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho