Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS, mudane Xasan Xuseen Maxamed Eeley ayaa maanta ku wareejiyey $5500 oo dollar...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Madax kale oo Dowladda Soomaaliya katirsan...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Qarax Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran la beegsadeen gaari ay saarnaayeen Arday. Kooxda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan Aadan oo garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyey...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda...
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta ku deeqday 26,000 oo dolar taasoo ka timid mushaaraadka shaqaalaha Hay'adda Duulista. Wasiirka Wasaaradda...
Dadka barakacayaasha ah ee Ku dhaqan kaamamka magaalada Ceelberde ayaa wajahaya xaalan Beni-aadannimo, dadkaan oo ka soo caracaray abaatihii Dalka...
Wasaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa maanta kulan isugu keentay dhallinyaro laga soo xuley degmooyinka Galmudug...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho