Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cayaartooyda da’yarta oo xalay loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Cayaartooyda da’yarta oo xalay loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaasha Barlamaanada  Galmudug, Jubbaland, Koonfurgalbeed, maamulka gobolka benaadir Fanaanin, ururrada bulshada rayidka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay cayaartoyda 11 jirada ee ka qeyb galayey tartanka Dugsiyada Jaamacada carabta ee ka dhacay dalka Qatar.

Sugaan ka hadleysa qiimaha ay leedahay Waddaniyadda ayaa lagu soo bandhigay munaasabada, iyadoo Guddoomiyaasha Barlamaanada  Galmudug,  Jubaland, iyo Koonfurgalbeed oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa ay sheegen in xiligan loo baahanyahay in si wada jir ah looga qeyb qaato dhiiri gelinta ubadka yar, isla markaana laga wada shaqeeyo horumarka dalka.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Guddoomiyaha  gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcale Madale ayaa sheegay in uu bilowday kacdoonka lagu horumarinayo Muqdisho , isagoo intaa ku daray in dowladda Hoose ee Xamar ay u qorsheysay Da’yarta Ciyaartoyda 11 Jirada in laga dhigo cayaartooyda kooxda dowladda Hoose.

Wasiirka dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Xukumada Soomaaliya  Maxamed Cabdulaahi Nuux ayaa ku booriyay in la taageero ololaha lagu doonayo in lagu horumariyo Nabadda iyo isboortiga.

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib udhiska Dalka ee Dowlada Soomaaliya Eng, Saalax Sheekh Cusmaan oo kamid ah mas’uulinti munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in da’yarta 11 jirada ay astaan qaran u yihiin Umudda Soomaaliyed.

Cabdirisaaq Maxanmed Cabdullaahi iyo Cismaan Salaad Cabdi oo ka mid ah cayaartoyda 11 jirada ee soo jiitay quluubta Ummadda Soomaaliyed  ayaa tilmaamay inay aad ugu faraxsanyihiin habmaamuuska qaran ee loo sameeyay.

FB_IMG_1455862381993 FB_IMG_1455862391253 FB_IMG_1455862395816 FB_IMG_1455862399501 FB_IMG_1455862412445 FB_IMG_1455862425098 FB_IMG_1455862428866 FB_IMG_1455862435045 FB_IMG_1455862438561 FB_IMG_1455862447508 FB_IMG_1455862451621 FB_IMG_1455862454988

Previous Post

Taliska ciidanka asluubta oo casho sharaf u sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Next Post

Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee UK “SAWIRRO”

Next Post
Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee UK “SAWIRRO”

Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee UK “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In