Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cayaartooyda Degmada Goldogob oo ku guuleystay tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Cayaartooyda Degmada Goldogob oo ku guuleystay tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cayaartooyda Degmada Goldogob ee Gobalka Mudug ayaa ku guleeysatay Galabta Tartankii kubadda Cagta degmooyinka Gobalka Mudug ee Puntland kadib markii cayaartii kama dambeysta aheyd ay isaga horyimaadeen Dagmooyinka Gaalkacyo iyo Goldogob

Cayaarta oo ku soo idlaatay daqiiqadihii loogu talagalay bar baro ayaa waxaa rigoorayaal ama gool ku laad guushu ku raacday Cayaartooydii ku cayaarayay Degmada Goldogob

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Mas’uuliyiin ka tirsan kuwa dowlad gobaleedka Puntland ayaa goob joog ka ahaa kulanka galabta guushu ku raacday cayaartooyda Degmada Goldogob, waxaana ay hambalyo u direen Cayaartooyda maamulka iyo Bulahada ku nool Degmada Goldogob

Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Faysal Sheekh Cali ayaa hambalyo kadib sheegay in ka maamul ahaan ay u mahadcelinayaan dhamaan cayaaryahanadii matalayay degmooyinka Gobalka Mudug, shacabka magaalada Gaalkacyo, ciidamada Amniga oo uu si gaar ah ugu amaanay in ay xil weyn iska saareen sugidda Amniga intii tartanku socday

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga Qaran ee la dagaallanka lacagta sharci darrada ah iyo Maalgelinta Argagixisada

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada G/Banaadir oo la kulmay Midowga Ganacsatada Konya

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada G/Banaadir oo la kulmay Midowga Ganacsatada Konya

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada G/Banaadir oo la kulmay Midowga Ganacsatada Konya

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In