Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooyda Xulka Qaranka oo kulan qado ah loo sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooyda Xulka Qaranka oo kulan qado ah loo sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan qado sharafta ee lagu sagootinayey ciyartooyda xulka Qaranka Soomaliyed ee kubadda cagta oo ay soo qaban qaabiyeyn mas’uliyiinta xirirka kubadda cagta ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka, Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha, mas’uuliyiinta Guddiga Olombikada Soomaaliyeed GOS, Ciyaartoyda xulka Qaranka iyo marti sharaf kale.

Cabdiqani Saciid Carab Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta oo ugu horeyn xafladda ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta keenta in cayaartooyda Xulka Qarnaka oo la cayaari doono Xulka Niger ay hooy ahaan ugu cayaaraan dalka Ethiopia.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

“Maadaama dalkeena uusan lahayn garoomada kubadda cagta ah sharciyo caalami ah, oo ay ka midtahay in kuraasta ay lahaadaan nambaro, in si toos ah looga tebiyo gudaha dalka iyo dibadiisa, laakiin anigu waan qaban karnaa, waana leenahay aqoonteeda, balse sharciyada caalamka uga degsan xagga garoonka ayaa keeneysa in sanadkan aan Home ahaan dalka Ethiopia ku qaabilno xulka Niger”

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Mudane Maxed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa cayaartooyda Xulka Qaranka u sheegay in Madaxda Qaranka ay u heelanyihiin iney garab istaagaan, iyaguna looga fadhiyo inay ka soo dhalaalaan howlaha ay Qaranka u hayaan.

“Waxaad ogaataan in madaxda dowladda ay idiin heylanyihiin, taasna waa in cayaaryahan walba oo idinka mid ah uu la yimaado karti iyo hufnaana,muujisaan waana taan idinka rajeynayo”ayuu yiri Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha.

Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka C/rixmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa xulka Qaranka ku booriyey iney isku duubni muujiyaan si ay u difaacaan sumcadda Qaranka Soomaaliyeed

“Waxaaa la idinka rabaa in aad u cayaartaan si wanaagsan oo aad ogaataan mas’uuliyadda idin saaran oo aysan ahayn mid hal shaqsi oo kaliya, haddii la idinka badiyo waxaa laga badiyay Qaranka Soomaaliyeed, marka guta waajibaadka la idinka  sugayo” ayuu yiri Wasiir Odowaa.

Cayaartooyda xulka Qaranka ayaa lagu wadaa in Talaadada u amba baxaan dalka Ethiopia, halkaasi oo muddo bil ah tababar ku qaadan doonaan, si ay ugu diyaar garoobaan lugta koowaad ee isreeb reebka koobka adduunka oo ay 9-ka bisha October wajihi doonaan Xulka Niger.

vlcsnap-201476 vlcsnap-201653 vlcsnap-202120 vlcsnap-202374 vlcsnap-202854 vlcsnap-202965 vlcsnap-203078 vlcsnap-203359 vlcsnap-203712 vlcsnap-203855 vlcsnap-204133 vlcsnap-204328 vlcsnap-204604 vlcsnap-204766 vlcsnap-204912 vlcsnap-205541 vlcsnap-205677 vlcsnap-205771 vlcsnap-205944 vlcsnap-206204 vlcsnap-206282 vlcsnap-206421 vlcsnap-206490 vlcsnap-206672 vlcsnap-207142 vlcsnap-207454 vlcsnap-207651 vlcsnap-207843 vlcsnap-207978 vlcsnap-208028 vlcsnap-208122 vlcsnap-208554 vlcsnap-208709

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha: ‘’Waan ka tacsiyeynaya geerida 45-ka askari ee dowladda Imaaraadka looga diley Yemen iyagoo gudanaya waajibkooda’’

Next Post
Madaxweynaha: ‘’Waan ka tacsiyeynaya geerida 45-ka askari ee dowladda Imaaraadka looga diley Yemen iyagoo gudanaya waajibkooda’’

Madaxweynaha: ‘’Waan ka tacsiyeynaya geerida 45-ka askari ee dowladda Imaaraadka looga diley Yemen iyagoo gudanaya waajibkooda’’

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In