Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ceel ku yaala deegaanka Daaru-nimca oo dib u dayactir lagu sameeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ceel ku yaala deegaanka Daaru-nimca oo dib u dayactir lagu sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Tamarta iyo Khayraad Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda UNICEF iyo Shirkadda Dalsan Construction ayaa dayactir balaaran ku sameeyay Ceelka Deegaanka Daaru-nimca oo hoosyimaad dagmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe,

Guddoomiyha deegaanka Daarunimca Cabdi Taakow Qodoxow ayaa u mahadceliyay Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka Biyaha Soomaaliya iyo Hay’adda UNICEF oo ka soo jawaabay baahida dadka deegaanka isla markaana u dayactiray Ceel biyoodka deegaanka oo baahi weyn ay u qabeen bulshada.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dadka deegaanka Daaru-nimca ayaa siweyn ugu mahadceliyay Wasaarrada iyo Hay,adda UNICEF ayaga oo sheegay in ay baahi weyn u qabeen ceel biyoodkaaan.

Wasaaradda Tamarta Iyo Qayraadka Biyaha ayaa dadaal ugu jirta in ay dadka deegaannada miyiga ah dagan gaarsiiso biyo nadiif ah.

Previous Post

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta

Next Post

Wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu so dhaweeyay degmada Mahadaay

Next Post
Wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu so dhaweeyay degmada Mahadaay

Wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu so dhaweeyay degmada Mahadaay

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In