Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka wada duleedka Leego

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa AMISOM ayaa la wareegay Deeganka Leego iyo deegana kale oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo laga fara maroojiyay Kooxda Argagixisada ah ee UGUS oo dhawaan weerar ku qaaday goobta.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siddii oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in maleeshiyaadka Al-Shabaab laga saaray deegaannada u dhaw Leego, oo ah goob ay dhawaan weeraro argagixiso ah ku soo qaadeen, isla markaana ay ciidamada wada jirka ah si nabad gelyo ah gacanta ugu dhigeen Leego iyo deegaannada kale ee ku xeeran.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

“Ilaa iyo duurka ayaan ceersanay, deegaanka Leego iyoo deegaannada kale ee ku xeeran ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa ku sugan, ciidamada waxa ay isku balaariyeen ilaa iyo baadiyaha, shacabka waxaan ugu bishaareyneynaa in caawa ay ciidamadu howlgallada ay sii joogteyn doonaan ee lagu ceersanayo maleeshiyada UGUS” ayuu yiri Cabdiqaadir Siidii.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka codsaday shacabka ku dhaqan deegaanka Leego iyo hareeraheeda inay la shaqeeyaan ciidamada wadajirka ah, si looga hortago maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug

Next Post

Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu soo gabo gabeeyay Nairobi “SAWIRRO”

Next Post
Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu soo gabo gabeeyay Nairobi “SAWIRRO”

Tartan Qur'aan Akhris ah oo lagu soo gabo gabeeyay Nairobi "SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In