Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada AMISOM oo howgallo ka dhan ah Shabaab ka sameyn doono Jubbooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir lagu soo xulayo xildhibaanada maamulka Jubba oo Kismaayo ka furmaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Jubbaland ayaa maanta sheegay in ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ay ka qeyb qaadan doonaan howlgalka Jubbooyinka looga xoreynayo maleeshiyaadka Al-Shabaab, si horaanta sanadkan looga cirib tiro guud ahaan dalka.

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Jubbaland Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa tilmaamay in ciidamada AMISOM ay door muuqdo ka qaadan doonaan sidii deegaannada maamulka looga cirib tiri lahaa Al-Shabaab, kadib markii shalay lagu qabtay Kismaayo munaasabad lagu soo dhaweynayay ciidamada Ethiopia ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay in ciidamadan ay qeyb ka yihiin ciidamadii qabtay degmada Baardheere, isla markaana wixii hada ka dambeeya ay kala qeyb qaadan doonaan howl galka loogu magac daray Wabiga Jubba.

Ciidamadan ayaa la sheegay in qeybtooda u horeysay ay maalmo ka hor gaareen Kismaayo, isla markaana Markab sida saanad milateri iyo gaadiid ciidan uu ku soo xirtay Dekeda Kismaayo, waxaana qorshuhu yahay in maalmaha soo socda kun askari la gaarsiiyo ciidamada la geeyay Kismaayo.

Previous Post

Guddiga difaaca ee Baarlamaanka oo soo dhaweeyay in shaqsiga sanadka loo aqoonsado askariga Soomaaliya

Next Post

Maamulka Gobolka Shabeelah Dhexe oo ka warbixiyay diyaar garowga shirka maamul u sameynta

Next Post
Daawo Sawirrada: Jowhar oo u diyaar-garoobeysa marti gelinta shirka maamul u sameeynta Sh/dhexe iyo Hiiraan

Maamulka Gobolka Shabeelah Dhexe oo ka warbixiyay diyaar garowga shirka maamul u sameynta

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In