Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge Al-Shabaab u qaabbilsanaa dhanka Miinooyinka iyo Qaraxyada, xilli uu ku dhuumaaleysanayay agagaarka Ex-koontarool Af-gooye.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Howl-galkan oo ahaa mid Qorsheysan oo qaatay muddo saacad ah ayaa u dhacay si taxaddar leh Habeen hore, waxanay saraakiisha Ciidamada Ammaanku sheegeen inuu ku soo gaba gaboobay si nabad gelyo ah oo aysan cidi wax ku noqon.

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sir-doonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo boggeeda ay Twetter-ka ku leedahay soo dhigtay warkan ku aaddan howl-galka. ayaa Shacabka ka codsatay inay si taxaddar leh ula shaqeeyaan, si looga hor tago cadawga Ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Midowga Yurub oo ku dhawaaqay Taageeradii ugu horeysa ee Miisaaniyadeed ee Dowlada Federaalka Soomaaliya

Next Post

Midowga Ardayda Soomaliyeed ee Dalka Kenya oo kulan la qaatay Arday iyo hay’adaha sama-falka ee ka howl-gala Xeryaha Dhadhaab “SAWIRRO”

Next Post
Midowga Ardayda Soomaliyeed ee Dalka Kenya oo kulan la qaatay Arday iyo hay’adaha sama-falka ee ka howl-gala Xeryaha Dhadhaab “SAWIRRO”

Midowga Ardayda Soomaliyeed ee Dalka Kenya oo kulan la qaatay Arday iyo hay’adaha sama-falka ee ka howl-gala Xeryaha Dhadhaab "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In