Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka oo soo afjaray weerakii Argaggixisadu ku qaaday Hotel dad rayid ah ay deganaayeen.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka oo soo afjaray weerakii Argaggixisadu ku qaaday Hotel dad rayid ah ay deganaayeen.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka ayaa goordhaw soo afjaray weerarkii maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Madiina Ex-Cascaseey oo dad shacab ah ay deganaayeen kaas  oo ku yaala magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG dowlad Goboleedka Jubbaland.

Saraakiisha Ciidamada amniga maamulka Jubbaland oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay in la soo gebagabeeyay weerarkii arxan darada ahaa ee argaggixisadu ay ku gumaadeen dad aan waxba galabsan, iyagoo toogtay maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Saraakiisha amniga iyo goobaha Caafimaadka oo aan la xiriirnay ayaa sheegay in aan la xaqiiji karin tirada saxda ah ee dhaawaca iyo dhimashada  ka dhalatay weerarka maleeshiyada Al-shabaab ay ku beegsadeen dad rayid ah, waxeyna sheegeen in uu socdo baaritaan kadibna Warbaahinta lala wadaagi doono markuu soo dhamaado.

Madaxweynaha JFS mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane, Maxamed Mursal Sheekh C\raxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha  XFS mudane, Xasan Cali Kheyre ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkaas, iyagoo Alle uga  baryay inuu Naxariistii Janno siiyo inta dhaawacana u boogga dhayo.

Previous Post

Guddoonka labada Gole ee BFS oo ku heshiyay in dib loo bilaabo wadashaqeyntii labada Gole.

Next Post

Qaramada midoobay oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Kismaayo

Next Post
Qaramada midoobay oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Kismaayo

Qaramada midoobay oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Kismaayo

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In