Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka oo toogtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Hotel Saxafi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Ammaanka oo toogtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Hotel Saxafi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka ayaa ku guuleystay inay toogtaan dhagarqabayaashii weeraka soo qaaday  ee doonayay inay galaan gudaha Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Labo gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay wadada hor marta Hotel Saxafi, halkaasi oo ay ku dhinteen inta la ogyahay 10 ruux oo shacab ah, kuwaasi oo qaarkood marayay wadada halka ay ku dhaawacmeen kuwa kale.

Maleeshiyaadka ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa markii ay qaraxyada dhaceen kaddib isku dayay inay gudaha u galaan Hotel Saxafi balse ciidamada amaanka ayaa toogasho ku dilay afar ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Afhayeenka Ciidanka booliska Qaasim Axmed Rooble.

Previous Post

Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya oo ka wada hadlaya dhammeystirka heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ah

Next Post

Ku-simaha Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Next Post
Guddoomiye Maxamed Mursal “Waxaan fulin doonaa Barnaamijkeyga ka koobnaa 10-ka qodob”

Ku-simaha Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In