Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Amniga Iyo Bahda Warbaahinta oo kulan mira dhal ah ku yeeshay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Amniga Iyo Bahda Warbaahinta oo kulan mira dhal ah ku yeeshay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Sare Maxamud Cabdixakiin Yuusuf ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah warbaahinta ka howlgasha Gobalka Mudug oo uu qeyb ka ahaa Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee Gobalka Cabdirisaaq Maxamed Axmed, kaasi oo looga hadlay sidii bahda Warbaahinta iyo taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug ay u yeelan lahaayeen wada shaqayn dhow, oo la isaga kaashan lahaa Amniga iyo Horumarka Gobalka.

Wakiilada ka socday qaar ka mid ah Warbaahinta Gobolka ayaa hadalo isugu jiray talooyin iyo toosin lawadaagay Taliyaha qaybta iyo saraakiisha ku wehelinaysay kulanka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu danbayn Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Sare Maxamud Cabdixakiin Yuusuf ayaa uga mahadceliyey warbaahinta sida ay u gala shaqeeyaan amniga Gobalka, sidoo kalana balanqaaday iney joogtayn-doonaan wada shaqaynta Warbaahinta iyo taliska qaybta, si la isaga kaashado amniga iyo Xasiloonida Gobolka.

Previous Post

Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyada dalka oo Mogadishu ka furmay

Next Post

Soomaaliya oo ka cadeeyey shirka Abidjan sida ay uga go’an tahay la dagaalanka isbedelka cimilada

Next Post
Soomaaliya oo ka cadeeyey shirka Abidjan sida ay uga go’an tahay la dagaalanka isbedelka cimilada

Soomaaliya oo ka cadeeyey shirka Abidjan sida ay uga go'an tahay la dagaalanka isbedelka cimilada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In